Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta
     Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta


Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Qimmah: Sharax Sawiran Ee Ku Saabsan Nidaamka Isticmaalka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah  
Cudur daar ma harin:: Sharaxidda barnamijka leeysku qariyo ee Tor + Sawiro + Su'aashaad rabtid soo bandhig  

Isdaaraadka Iyo Bayaanaatka ka Cusub Shabakada Islaamiga Al-Qimmah
  #1  
Duug Ah/old 19th April 2013
Arqam Binu Arqam Wuu Maqanyahay
Walaal Mubdic Ah
 
Join Date: Feb 2013
Location: Gurmad.info
Posts: 580
Arqam Binu Arqam is on a distinguished road
mushaarakoqiimoleh Walalka Muslim Ah OO aad Waaji Furan Ku Qaabisho Ayaaba Sadaqo Ah!

((Salaanta Islaamka)
Qofka Qumanihiisa Ayaa Qorta Ugu Juro Hadana Waxa Les Dheer Yahay In Qof kasta U Wax kas Bado Maalin kasta Oo Ay Quraxdu Soo Baxdo Ama Ay Dhacdo, Hadana Dadka Isku Mid Ma Ahane Midba Naftiisa Iyo Tan Muslimiinta Ka Bad Badiyo Dhibato Iyo Xuman Una Hor Sedo In Ay Gasho Jano Raabina Ka Raali Noqdo Raali Ahansha Eebana Waxa Ka Danbeyo In Aad Ku Raxeysato Jannada IYo Nicmaadkeda Raabi Ku Diyaarshaym

Umada Muslimiinta Sida Kale Lama Mid Ah Umadaha Kale Waayo Waxay Dheer Tahay Sharaf Iyo Wanag Dhan Kastaba Ka Hareyey Waxana U Dheer In Ay Jiran Wax Yaabo Loga Fadilay Umadaha Kale Ee Calamkan Ku Nolal Amaba Ku Soo Nolal Waayo Hore, Wax Yaabaha Oo Tiro Tayo Badan Waxa Ka Mid Ah Salaanta Islamka Iyo Waliba Farxada Ka Muqato Wajiyada Dadka Muslimiinta Ah Oo Marki Lo Eego Dad Yowga Kale Dheer Ixtiraam Iyo Xushmad Dheeri Ah Waxayna Ku Kasbaden Wanaga Waa Un In Ay Raacen Jidki Wanagsana e Nabiga Salallahu Caleyhi Wasalam,


Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Asigo Ka Hadlayey Mar Wanaga Ay Islamku Ku Dhax Ledahay Salaanta Suban Ee Islamka Wuxu Yiri::Ma Idin Sheega Wax Hada Sameysan Aad is Jaclaneysan Asxaabti Waxay Dhahen Haa.?Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Dhaxdiina Ku Faafiya Salaanta Islamka..Salaanta Qiimah Aadka u Sareyo Bay Ka Jogta Islamka Halka Maanta Aynu Badalayna Wax Yaabo Kale OO Aan Wanagsanen OO Laga Soo Maan Guuriyey Galada Iyo Dad Aan Marnaba Laheen Aqlaakh Wanagsan.

Wax Yabaha Umada Qalday Waxa Ka Mid Ah In Dhalin Yartina Lo Kenay Wax Gooni Ah Aan Kuna Wanagsanen Islamka Duqowdana Sido Kale Lo kenay Mid Kalo Gaar Ah Waxayna Kale Yihiin Sidan, Odayasha Waxa Lo Kenay In Ay isku Salama Ma Nabada Khair Sheeg Ma Bariday I.W.M Halka Dhalin yaradana Lo Kenay Hi Hello! Iyo Wax Yaabo Kale Oo Ka Sii Liito Halka Qar aysanba Qaban Karin Afka Qofka Muslimka Xumantoda.

Walalkayga Muslimka Intad Wax Yaabo Kale Ka Daba Wareegi Lahed Maxa Ku Diday In Aad Walalka Muslimka Ah Ku Dhahdo assalamu Caleykum Waraxmatullahi Wa Barakatuhu, Taas OO Ah Wanag Duco Sharaf Jacel Iyo Wax Yaabo Badan Ka Qiimo Badan Waana Mida Kaliya e Umada Isku Jaclan Karan Dhaxdodana Dhig Karto Raxmaad Kolayba Waad Hadli Laheed Ee Ku Hadal Wax Duca Ah Ajirna Lagugu Qorayo OO Isku Jaclanayno Taasi Waa Fa'iido Badan Oo Leh Qiimo Aad U Sareyo,


Sido kale Farxada Waxay Ka Mid Tahay Waxa Lagu Garo Oo Qiimaha Iyo Wanaga Waana Halka Umada Ay Ka Wanagsanato Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Asigo Wanagas Ka Hadlana Wuxu Yiri::Wanaga Ha Yareysan Waliga Haba Ahade In Aad Walalka Muslim Ah Kula Hortagtid Wali Wanagsan.Waa Sida Wanaga Waligaba Ha Yareysan Walalkayga Muslimka Ahow Oo Wax Kasta Waxa Ka Wanagsan Wajiga Wanagsan Hayr Ay Somalida Dhahday Guri Furan Lama gale Waji Furan Baa La Gala,Walalka Muslim Ah OO aad Waaji Furan Ku Qaabisho Ayaaba Sadaqo Ah!

__________________

Waqtigii Daneystuhu Dhaman Wayna Dhacayane
Rag Dhalaashado Ciil Qaba Dhuunta La Goyne
Dhiig Miirada Waa La Leyn Dhuuni Raaca Ahe
Dhagta Dhiiga Loo Dari Raga Dhaafay Samihiiye
In Sha Allaah Waa Lagu Dhun Taami Subaxan Dheerene
Reply With Quote
  #2  
Duug Ah/old 19th April 2013
abubara Wuu Maqanyahay
Walaal Firfircoon
 
Join Date: Feb 2012
Location: middle east
Posts: 1,150
abubara is on a distinguished road
Default

mahad sannid
__________________
And indeed, you are of a great moral character.So you will see and they will see.
Reply With Quote
  #3  
Duug Ah/old 19th April 2013
قناصة القمة Wuu Maqanyahay
ناقل جهادي1
Soo Tabiso Jihaadka 1
 
Join Date: Feb 2013
Posts: 3,487
قناصة القمة is on a distinguished road
Default

barakallahu fiik
waaa mowduuc qayim ah
__________________
القولُ قولُ الصوارم ... كي تستردَ المضالم
Reply With Quote
  #4  
Duug Ah/old 20th April 2013
zarqaawi Wuu Maqanyahay
Walaal Heersare Ah
Iftiinka Al-Qimmah
 
Join Date: Oct 2009
Location: أرض الرصاص والرش
Posts: 5,054
zarqaawi is on a distinguished road
Default

BaaRakallaaHu feek Akhii
WajazaakallaaHu Bil-Jinaan
Reply With Quote
  #5  
Duug Ah/old 20th April 2013
Abucabdiraxman al-Xabashi Wuu Maqanyahay
Walaal Xubin Ah
 
Join Date: Oct 2012
Posts: 35
Abucabdiraxman al-Xabashi is on a distinguished road
Default

Jazaakalaahu khayra ya akhy
Runbaad sheegtey ilaahey ha inaga dhigo kuwii sunnada nabiga raaca..
Reply With Quote
  #6  
Duug Ah/old 20th April 2013
إبن القمة Wuu Maqanyahay
ناقل جهادي4
Soo Tabiye Jihaadka 4
 
Join Date: Jun 2012
Posts: 570
إبن القمة is on a distinguished road
Default


‏‎ ‎جزاك الله خيرا وبارك فيك
__________________

Reply With Quote
Reply


Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

vB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off
Forum Jump


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacada Muqdisho waa 01:43.


Disclaimer/Ogaysiin/تنـويـه
بسم الله الرحمن الرحيم


Assalamu alaikum
Alqimmah waa Shabakad islaami ah oo daneysa arimaha Ummadda.
Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay.
waana shabakad madax banaan oo aan taabacsaneyn Urur gaar ah ama Dowlad,
laakiin waa mid Xaqa Raadisa xili kastaba.
Qof walba oo Muslim ah Xaq ayuu uleeyahay in uu akhristo ama uu wax ku qoro shabakada.
--------------------------------

Alqimmah is islamic network which interests the situation of Islamic ummah
Every thing you post here does not mean that the administration are happy whit it It is a network which does not belong to any organization or government or any other direction Every Muslim has the right to read or post at alqimmah islamic network

--------------------------------

نحب أن نحيط علمكم أن شبكة القمة الإسلامية شبكة مستقلة غير تابعة لأي تنظيم أو حزب أو مؤسسة من حيث الانتماء التنظيمي بل انتمائنا وولائنا التام والمطلق هو لإخواننا الموحدين شرقا وغربا ممن انتهجوا نهج الطائفة المنصورة علما وعملا وخلقا كما أن المواضيع المنشورة من طرف الأعضاء لا تعبر بالضرورة عن توجه الشبكة إذ أن المواضيع لا تخضع للرقابة قبل النشر


Shabakada Islaamiga Alqimmah / Nidaamka 1433-2012