Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta
     Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta


Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Qimmah: Sharax Sawiran Ee Ku Saabsan Nidaamka Isticmaalka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah  
Cudur daar ma harin:: Sharaxidda barnamijka leeysku qariyo ee Tor + Sawiro + Su'aashaad rabtid soo bandhig  

Isdaaraadka Iyo Bayaanaatka ka Cusub Shabakada Islaamiga Al-Qimmah
  #1  
Duug Ah/old 21st February 2012
BurBuriYaha KuFriGa's Avatar
BurBuriYaha KuFriGa Wuu Maqanyahay
Inspector Brother /أخ مراقب
Walaalka Kormeeraha Guud Ee Shabakada
 
Join Date: Mar 2010
Posts: 712
BurBuriYaha KuFriGa is on a distinguished road
bishaaro weyn Khasaare Culus oo Ciidanka Itoobiya lagu gaarsiiyay Dagaalkii Yurkut, Gaadiid laga gubay iyo Cadadka Ciidanka Duulaanka Soo Qaaday oo lahelay (Warbixin).


Shabakadda SomaliMeMo ayaa Faah Faahin buuxda ka heshay dagaal maanta duhurkii ka qarxay xad beenaadka kala qeybiya gobolada Gedo iyo Bakool.

Sarkaal katirsan XSHM oo ku sugan Jiidda dagaalka ayaan kasoo xiganaya in dagaal maanta siyaaba kala duwan uga dhacay Bohol Bashiir iyo Yurkut ay khasaara adag ugu geysteen cadawga Itoobiya.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa ku guuleystay in ay gubaan 2 kamid ah gaadiidka dagaalka ciidamada gumaysiga Itoobiya oo mid kamida uu ahaa nuuca taangiyada Xambaara oo Itoobiyaanku dhanka Luuq kalasoo talaabeen.

Dhimashada Itoobiyaanka ayaa aad ubadan wadada isku xirta Bohol Bashiir iyo Yurkut waxaa daadsan Meydadka ciidan Itoobiyaan ah Aad bay u halaagsamayaan cadawga Itoobiya Alle waa guuleeyay adoomadiisa Inshaallaah Warar farxad badan ayaa saacadaha soo socda soo bixi doonaayuu yiri Qaaid Meydaani ah oo goobta dagaalka ku sugan.

Cadadka Ciidanka Itoobiya ee Duulaanka Soo qaaday.

Ciidamada gumeysiga Itoobiya ee duulaanka kusoo qaaday Soomaaliya waxay wataan gaadiid dagaal oo ugu badnaan lagu qiyaasay 100 Gaari oo nuuca ciidanka iyo midka saadka qaada isugu jira, gaadiidka cadawgu wato qaarkood waxay xambaarsanyihiin Kaarayaal iyo Taangiyo halka kuwa kale ay yihiin kuwa Uuraalada qaarkoodna ay ku socdaan saraakiisha ciidanka Hogaaminaysa.

Ciidamada Xabashida waxaa lagu qiyaasayaa Kumanaan Askari cidna maqiyaasi karto halka ay tiigsanayaan, xeeldheerayaasha Milleteriga waxay sheegayaan in ciidankan ay tiigsanayaan ilaa magaalada Baydhabo balse marka hore ay doonayaan in ay qabsadaan Bardaale si ay u Xaqiijiyaan Hadaf Siyaasadeed oo ah in Itoobiya mansab Maxmiyadeed ka hesho Shirka dhawaan ka dhici doona magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Xabadda Mujaahidiintu Dhulka kuma dhacayso.

Saraakiisha ciidamada mujaahidiinta ee ku sugan saaxada dagaalka waxay soo sheegeen in tirada ciidanka Itoobiya iyo gaadiidka ay wataan aysan yareyn taasi waxaa tusaale u ah Rasaasta ay mujaahidiintu cadawga kula dagaalamayaan waxay dilaysaa ama dhaawacaysaa Askar Itoobiyaan ah.


Marka ay Muslimiin iyo Gaalo dagaalamayaan waxaa Sunna ah in gaaladu Cadad iyo Cataad badnaadaan Balse Caaqibada Alle wuxuu guushiisa siiyaa adoomadiisa Muwaxidiinta ah.
Reply With Quote
Reply


Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

vB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is On
Forum Jump


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacada Muqdisho waa 17:39.


Disclaimer/Ogaysiin/تنـويـه
بسم الله الرحمن الرحيم


Assalamu alaikum
Alqimmah waa Shabakad islaami ah oo daneysa arimaha Ummadda.
Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay.
waana shabakad madax banaan oo aan taabacsaneyn Urur gaar ah ama Dowlad,
laakiin waa mid Xaqa Raadisa xili kastaba.
Qof walba oo Muslim ah Xaq ayuu uleeyahay in uu akhristo ama uu wax ku qoro shabakada.
--------------------------------

Alqimmah is islamic network which interests the situation of Islamic ummah
Every thing you post here does not mean that the administration are happy whit it It is a network which does not belong to any organization or government or any other direction Every Muslim has the right to read or post at alqimmah islamic network

--------------------------------

نحب أن نحيط علمكم أن شبكة القمة الإسلامية شبكة مستقلة غير تابعة لأي تنظيم أو حزب أو مؤسسة من حيث الانتماء التنظيمي بل انتمائنا وولائنا التام والمطلق هو لإخواننا الموحدين شرقا وغربا ممن انتهجوا نهج الطائفة المنصورة علما وعملا وخلقا كما أن المواضيع المنشورة من طرف الأعضاء لا تعبر بالضرورة عن توجه الشبكة إذ أن المواضيع لا تخضع للرقابة قبل النشر


Shabakada Islaamiga Alqimmah / Nidaamka 1433-2012