Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta
     Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta


Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Qimmah: Sharax Sawiran Ee Ku Saabsan Nidaamka Isticmaalka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah  
Cudur daar ma harin:: Sharaxidda barnamijka leeysku qariyo ee Tor + Sawiro + Su'aashaad rabtid soo bandhig  

Isdaaraadka Iyo Bayaanaatka ka Cusub Shabakada Islaamiga Al-Qimmah
  #1  
Duug Ah/old 29th May 2011
AbuuHafsa Almuqdishaawi Wuu Maqanyahay
Walaal Mubdic Ah
 
Join Date: Mar 2011
Posts: 784
AbuuHafsa Almuqdishaawi is on a distinguished road
Default Dardaaran Diini ah oo ku Socda Jawhartii la Dhowray (Walaasha Muxajabada ah ee ah Daahirka Cafiifada ah) (QAYBTII KOOWAAD)

1: KA DIGTOONOW Walaashayeey waraabaha banii aadamka ah ee kuugu gabanaya sameecada talefonka. 2: KA DIGTOONOW Walaashayey Xanta, isku-dirka, Cayda, Nacaladida iyo habaarka Xaraamka ah. Xusuusnow in arintaas ay kamid tahay sababaha Dumarku naarta ugu batteen, Mucaad ibnu Jabal allaah haka raali noqdee wuxuu ku yiri Nabiga SCW miyaa naloo qabanayaa Hadalada carabkeena ka soo baxaya iyo waxaan ku hadlayno ?? Rasuulku SCW wuxuu ku yiri Mucaad: (Hooyadaa haku weydee Mucaadooow ee dadka ma waxaa Naarta wajiwaji loogu kufiyaa ama wuxuu yiri Manaakhirtooda (sansan ) waxay carbadoodu gaysteen maahane).
3: KA DIGTOONOW Walaaley ku labisashada Cabaayadda wax qurxisa, Maxaa yeelay Culimadu waxa ay Fatwoodeen in ay xaaraan tahay in lagu labisto Cabaayadda Quruxsan maxaa yeelay ma aha Xijaab sharci ah, Waxaana ay Sababtaa Cabaayadda Quruxsani Fitno iyo Dayac.

4: KA DIGTOONOW Walaaley labiska ciriiriga ah iyo kuwa gaagaaban iyo kuwa layska dhex arki karo iyo kuwa aan sharciga ahayn Maxaa yeelay Naarta jidkeeda waayeen.

5: KA DIGTOONOW Walaaley Shaqaalaha iyo Darawaliinta guryaha la keeno Maxaa yeelay sabab ayay u yihiin kharaabka guriga iyo Burburkiisee.


6: KA DIGTOONOW walaaley Dhagaysiga hadalka iyo Heesaha xaaraamta ah, ka xifdi xubnahaaga oo dhan wuxuu ALLAAH xarimay maxaa yeelay way kugu marqaati furayaan (xubanahaagu) maalinta qiyaamadee.


7: KA DIGTOONOW walaaley Majalaadka ama joornaalada iyo sidoo kale Website-yada kuugu yeeraya fasahaadka iyo dullinimada lana dagalamaysa wanaaga.


8: KA DIGTOONOW ........... Saaxiibada xunxun iyo iyo sidoo kale deriska xun xun maxaa yeelay waxba kuuma tarayaan aduun iyo aakhiro aan ka ahayn inayn kordhiyaan kaydka danbigaaga.

9: KA DIGTOONOW ........... Tagitaanka xafladaha iyo farxadaha Munkarka ah (xunxun) macsi ALLAAH ayaa ku sugane.

10: KA DIGTOONOW .........isku ekeysiinta Ragga sida xirashada Sarwaalka iyo gaabinta timaha iyo inaad timahaaga ka dhigto timaha raga oo kale.


11: KA DIGTOONOW.......... Caasinta Ninkaaga ama Waligaaga (cidda mas'uulka kaa ah) waa haddii aysan ku amrayn wax macsi ahe.


12: KA DIGTOONOW.......... INAAD GURIGA SOO GALISO Qaraabada ama kuwa aan Maxaarimtaada ahayn (Aabaha ama Adeerka laxmiga ah ama Abtiga laxmiga ah oo kale kuwaan ahayn lama ogala).


13: KA DIGTOONOW ..........is dhex galka Ragga iyo Dumarka meelaha ziyaarooyinka qoysaska iyo suuqyada iyo meelaha kaleba.


14: KA DIGTOONOW...........Shaashada Talafishinka iyo Fiidiyowga iyo Enternetka iyo kuwa kale.

15: KA DIGTOONOW...........Inaad uga sheekayso sirta ninkaaga (lamaanahaaga) iyo Gurigaaga dad kale.

16: KA DIGTOONOW........... KIBIRKA IYO KADSOOMIDA IYO XAQIRITAANKA DADKA KALE.


17: KA DIGTOONOW........... Zinada Maxaa yeelay waxay ka mid tahay Dabiyada ama Jariimooyinka ugu waaweyn ee la sameeyo, Sidoo kale ka digtoonow in aad Gurigaaga ka baxdo Ninkaaga oo aan kuu Idmin (Ogolaan).


18: KA DIGTOONOW...........Aadida Saaxiriinta iyo wax sheegaha (Faalalowga) iyo Curaafiinta.


19: KA DIGTOONOW...........Labisashada Cabaayadda garbaha la saarto iyo midda ciriiriga ah Maxaa yeelay Culimadu waxa ay ka soo saareen Fatwo Xaaraantimaynaysee.


20: KA DIGTOONOW...........Isticmaalida Catarka (Baraafunka) markaad guriga ka baxayso.


21: KA DIGTOONOW...........Badalida abuurka ALLAAH, Sida adiga oo qabta (jara) Suunyaha (Xaajibka) ama taflajka Maxaa yeelay Rasulku SCW wuu Lacnaday Midda Suunyaha Xiirta iyo Midda loo xiiro (Faalijada iyo Mutaflijada Naamisada iyo Mutanimasada).


22: KA DIGTOONOW........... Inaad jirka mariso wax diidaya inay waysadu jirka wada gaarto.



WAXAAN ALLAAH WAYDIISANAYAA TABAARAKA WATACAALAA INUU ANIGA IYO ADIGABA NAGU HANUUNIYO WADADA SAXAN IYO INUU NA TUSIYO ARINKEENAA MIDKA UGU SAXAN ASAGA AYAA ARINTAAS WALIGEEDA AH AWOODANA .

WASALLAAHU WASALAMA WABAARAKA CALAA NABIYINAA MUXAMAD IBN CABDILLAAH WACALAA AALIHI WASAXBIHI WASALLAMA TASLIIMAN KATHIIRAA.




بقلم الكتابةأم المساكين

__________________
وعن حذيفة رضي الله عنه قال:
(قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: تكون النبوة فيكم ما شاء الله أن تكون ثم يرفعها إذا شاء أن يرفعها ثم تكون خلافة على منهاج النبوة فتكون ما شاء الله أن تكون ثم يرفعها إذا شاء الله أن يرفعها ثم تكون ملكا عاضا فيكون ما شاء الله أن يكون ثم يرفعها إذا شاء أن يرفعها ثم تكون ملكا جبرية فتكون ما شاء الله أن تكون ثم يرفعها إذا شاء أن يرفعها ثم تكون خلافة على منهاج النبوة ثم سكت )رواه أحمد
Reply With Quote
  #2  
Duug Ah/old 7th July 2012
أم شامل المقدشية Wuu Maqanyahay
Walaashiina Alaah Dartiisa
Amiirada Guutada Al-khansaa
 
Join Date: Jun 2012
Posts: 8,607
أم شامل المقدشية is on a distinguished road
Default

maaasha allaah walaal alaha kaa ajarsiiyo
Reply With Quote
  #3  
Duug Ah/old 7th July 2012
صقر الجهاد Wuu Maqanyahay
Walaal Heer Sare
Amiirka Warshada Shabakada Al-Qimmah
 
Join Date: Apr 2010
Location: dhulka lagu xukumayo shareecada islaamka
Posts: 2,937
صقر الجهاد is on a distinguished road
Default

Jazakumlaah khair
__________________
صومالُنا أظهرت بــأسَهـا * * * تردُّ الجيوش وآمالــها
وكابلُ لم تنِ فـي حـربهــا * * * وغزني تفجِّر أرتالــها
وأنبارُنا عـاودتْ ضـربهــا * * * تؤيِّد بالفعل أقوالـها
وبغدادُ عادتْ لــهم موئــلاً * * * تحدُّ من البِيض أنصالـها
ديالى ومَوْصـلُ موصـولــةٌ * * * تقطِّع للروم أوصالـها
ونصـر الإله وألــطـافـــه * * * لنا قرَّب الله آجالـها
وعُقبى الجهاد دخولُ الجــنانِ * * * يقينًا فطوبى لمن نالــها
Reply With Quote
  #4  
Duug Ah/old 21st December 2012
Abu Ubeid Al-Muhajir Wuu Maqanyahay
Walaal Firfircoon
 
Join Date: May 2012
Location: شبكة جرمد الإسلا
Posts: 700
Abu Ubeid Al-Muhajir is on a distinguished road
Default

jazzakalah khaira
__________________
Allahuma Arsuuqna Shahaada
Reply With Quote
Reply


Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

vB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off
Forum Jump


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacada Muqdisho waa 07:48.


Disclaimer/Ogaysiin/تنـويـه
بسم الله الرحمن الرحيم


Assalamu alaikum
Alqimmah waa Shabakad islaami ah oo daneysa arimaha Ummadda.
Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay.
waana shabakad madax banaan oo aan taabacsaneyn Urur gaar ah ama Dowlad,
laakiin waa mid Xaqa Raadisa xili kastaba.
Qof walba oo Muslim ah Xaq ayuu uleeyahay in uu akhristo ama uu wax ku qoro shabakada.
--------------------------------

Alqimmah is islamic network which interests the situation of Islamic ummah
Every thing you post here does not mean that the administration are happy whit it It is a network which does not belong to any organization or government or any other direction Every Muslim has the right to read or post at alqimmah islamic network

--------------------------------

نحب أن نحيط علمكم أن شبكة القمة الإسلامية شبكة مستقلة غير تابعة لأي تنظيم أو حزب أو مؤسسة من حيث الانتماء التنظيمي بل انتمائنا وولائنا التام والمطلق هو لإخواننا الموحدين شرقا وغربا ممن انتهجوا نهج الطائفة المنصورة علما وعملا وخلقا كما أن المواضيع المنشورة من طرف الأعضاء لا تعبر بالضرورة عن توجه الشبكة إذ أن المواضيع لا تخضع للرقابة قبل النشر


Shabakada Islaamiga Alqimmah / Nidaamka 1433-2012