Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta
    Ň ’Š »š«Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta


Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Qimmah: Sharax Sawiran Ee Ku Saabsan Nidaamka Isticmaalka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah  
Cudur daar ma harin:: Sharaxidda barnamijka leeysku qariyo ee Tor + Sawiro + Su'aashaad rabtid soo bandhig  

Isdaaraadka Iyo Bayaanaatka ka Cusub Shabakada Islaamiga Al-Qimmah
  #1  
Duug Ah/old 26th June 2010
alqimmah reporter's Avatar
alqimmah reporter Wuu Maqanyahay
 مراسل
 
Join Date: Feb 2008
Posts: 13,590
alqimmah reporter is on a distinguished road
bishare weeyn Waraysigii ay Muíassasada As-saxaab la yeelay Abu Dujaana Al-Khurasaani intii uusan Ishtish-haadiyada Fulin oo ku Turjuman Luqada Soomaaliga.

Waraysigii ay Mu’assasada As-saxaab la yeelay Abu Dujaana Al-Khurasaani intii uusan Ishtish-haadiyada Fulin oo ku Turjuman Luqada Soomaaliga.
Waxaan aqristayaasheena qiimaha leh usoo gudbinaynaa Waraysigii laga qaaday Abu Dujaana Al-khuraasaani (Allaah ha ka aqabalo shahaadadee) ka hor intii uusan gelin Camaliyadii Ishtish-haadiga ahayd ee ka dhacady gobolka “Khoost” ee wadanka Afghanistaan halkaas oo ay ku dhinteen Saraakiishii ugu sareysey Sirdoonka Mareykanka (CIA) ee Koofurta Aasiya.
Waraysiga oo ku baxay luqada Carabiga waxaa idiin turjumay howl- wadeenada Wargeyska Al-jihaad ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.
(Abu-Dujaana Al-Khuraasaani oo magaciisu yahay (Hammaam al-balawi) wuxuu u dhashay wadanka “Urdun”, wuxuuna ahaa Dhakhtar dhanka Caafimaadka ah, Camaliyada Istish-haadiga ah ee uu ku fuliyay Saraakiisha Mareykanka ayaa waxaa kasoo gaaray khasaarihii ugu badnaa ee ebid soo gaara CIA-da tan iyo markii la aas-aasay sida ay iyaguba sheegeen.
Mu'assasada As-saxaab hordhac ay u sameysay filimka Abu Dujaana kadib waxay guda gashay wareysi toos ah oo ay la yeelatay walaalkeen Shahiid Bi Idnillaah Abu Dujaana Al-Khurasaani, waxaana wareysigaasi oo aad u xiiso badnaa isla markaana macluumaad xassaasi ah lagu faafiyay uu u dhacay sidatan:
As-saxaab:Assalamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakatuh
Abu Dujaana: Wacaleykumu Salaam Waraxmatullaahi
As-saxaab: Waxaan sameyneynaa Insha Allaah in aanu wareysigan la yeelano walaalka Dr Abu Dujaana ee dhawaan Allaah idankiisa howlgal fariid ah ku fulin doona bartilmaameed aad u xassaasi ah, waana kulanka Hogaanka Howlgallada CIA-da oo ka dhacaya Khost ee dalka Afghanistan iyadoo ay joogaan Khubarrada iyo Masuuliyiinta diyaaradaha duuliye la'aanta ee loo adeegsado dilka iyo argagixinta Muslimiinta ku nool Afghanistan iyo Qabaa'il, balse ugu horeyn waxaan ka codsaneynaa Dr Abu Dujaanaa bal in uu iskeen baro oo sawir yar oo kooban inaga siiyo taariikhdiisa Jihaadiga ah.
Abu Dujaana:
السلام عليكم ورحمة الله، الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على سيد المرسلين، سيد نا محمد وعلى آله وصحبه أفضل الصلاة والتسليم أما بعد:-
Walaalkeenu waa miskiinka la yiraahdo Abu Dujaana Al-Kurasaani, wuxuu kasoo jeeda Urdun, waxaan ahay 32 sano jir, dhaqtarnimo ayaana kaga howlgalaa Urdun, dhabtiina socdaalkeyga Jihaadka mar hore ayuu bilaabmay kagadaal duulaankii Ameerikaanku ku qaaday Ciraq, marar badan waxaanu isku daynay in aanu gaarno dhulka Jihaadka ee Ciraq balse Allaah ayaa inoo qadaray arrin sidaasi ka duwan.
Muntadayaatka( Fariisimayaalka Internet-ka ee Mujaahidiinta) waxaan wax ku qori jiray anigoo wata magaca Abu Dujaana Al-Khurasaani, waxaan kaloo ahaa Mushrifka shabakadda Al-Xisba (Allaah ayaan weydiisaneynaa in uu soo celiyee) anigoo wata magaca Maalik Al-ashjaci, ninkaasi waa miskiinkan, Sanaddan ayaana dhulka Jihaadka usoo baxay, waxay aheyd bisha 3aad ee sanadda 2009-ka.
As-saxaab: Walaal bal haddaad markaana waxaad aragti kooban inaga siisaa socdaalkii aad kaga soo haajirtay Urdun oo aad kusoo gaartay dhulka Jihaadka iyo waxyaabihii keenayay socdaalkaasi.
Abu Dujaana: Ugu horeyntii kolkii aanu daawanay dhacdooyinkii Gaza, dhab ahaantiina waxay aheyd dhacdooyin aad u xanuun badan, marnabana ma ilaabi karayo muuqaalkii aanu ka daawanay Kanaalka Al-jazeera ee muujinayay hablaha Bani Suhyuun( Yuhuudda) oo daawana Gaza oo lagu duqeynayo diyaaradaha dagaalka ee F16, toombirro ayay ka daawanayeen Muslimiinta oo la leynayo, waxayba la aheyd iyagoo iska daawanaya arrin iska caadi ah, amaba iyagoo daawanaya Filim ruwaayad ah ama wax kasta, waxaan ka qoray maqaal ahaa midkeygii ugu danbeeya oo cinwaankiisu ahaa " Goorma ayay oraahyadeydu ka cabayaan dhiiggeyga" Allah mahaddiis waxaa sii xoogeystay fikradda nafiirka ee usoo bixidda Jihaadka, Allaah ayaa qadaray in aan riyoodo anigoo arkay Sheykh Abu Muscab Al-Zarqawi oo gurigeyga jooga, kolkaas baan su'aalay "War miyaadan dhiman?" wuxuu yiri " Anigu waa la idilay balse sidaba aad u jeeddo waan noolahay", wajigiisuna kolkaasi wuxuu u ifayay sida dayax afar iyo tobanaad ah, isaguna wuu mashquulsanaa xilligaasi sidii in uu diyaarinayo howlgal, waxaan tamaniyay in aan goob amaan ah u kaxeeyo oo aan dibadda ugu qaado gaarigeyga, waxaan kaloo tamaniyay in inagoo isla joogna nala wada duqeeyo oo mar nala wada dilo, Subxaanallaah! Waxay ila aheyd sidiiba in goobta aaminka ah ay tahay Shahaado wadada Allaah ah.
Intaasi kadib ayaan mid kamid ah walaalaha waxaan weydiiyay riyadan fasirkeeda in uu weydiiyo hadduu garanayo qof aqoon u leh fasirka riyooyinka, natiijaduna waxay noqotay in qaarkood ay I yiraahdaan "adigu jihaadka wadada Allaah ayaad usoo bixi doontaa", qaar kalena waxay I yiraahdeen "Sirdoonka ayaa gurigaada soo gali doona", waxaan u maleynayaa iminka ayay riyadaasi rumowday, fasirkeeduna wuxuu noqonayaa Bi Idnillaah: Aniga oo Jihaadka usoo baxaya, sirdoonkuna uu gurigeyga soo galayo si u diyaariyaan Howlgal Istish-haadi ah oo aargudasho u noqon doona dilkii Abu Muscab Al-Zarqawi iyo dilka walaalo badan oo diyaaradaha basaaska ay ku dileen Waziiristaan, Insha Allaah fasirka riyaduna waa sidaasi.
As-saxaab: Markana aanu galno xoogaa tafaasiil ah oo ku saabsan qaabkii aad Urdun kaga soo tagtay oo kuso gashay dhulka Jihaadka, iyo qaabkii Allaah kuugu galladeystay nimcadan ah in aad fulisid howlgalkan fariidka ah.
Abu Dujaana: Dhabtii arrintu waxay ku bilaabmatay soo galistii Sirdoonku ay kusoo galee gurigeyga saacaddu markii ay aheyd 11-kii habeenimo iyo bar ( 5 saac iyo bar), Markey yimaadeen waxay soo garaaceen ilinka gurigeyga, xaaskeyga oo argagaxsan aya timid iyadoo ii sheegeysa in boolis banaanka inoo taagan yahay, Subxaanallah, waxaan xaqiiqsaday in markii la i xiri lahaa la gaaray, way soo galeen waxayna qaateen Computer-kii iyagoona baaray guriga anigana Xabsi bay I dhigeen, waraaqdii la igu soo xiray waxaa ku qornaa in la ii heysto eed ah "heysashada walxo mamnuuc ah", arrinkaasi waa been waligoodba ay u adeegsadaan xarigga Muslimiinta, waxay I geeyeen Waadi-Seyr oo ay xabsi u ah sirdoonka, Wallaahi wax kale maan ka walwalsaneyn oo aan ka aheyn anigoo Xiriir la lahaa walaalada in ay dhacdo dhibaato dhankeyga uga timaada Axibbadeyda Mujaahidiinta, kaas ayaa ka fekerayay, balse Alle mahaddii arrinkaasi muusan dhicin waayoo Allaah ayaa ka indhasaabay, waxaana ay awoodi kareen kolkaasi in ay helaan Macluumaad aad iyo aad muhim u ah oo ku aadan Camalka Jihaadiga, balse Alle ayaa si taas ka duwan qadaray.
Kadib markii ay I xabiseen oo baaritaano igu sameeyeen gaar ahaan habeenkii labaad, aniguna waan fariistay anigoo Alle baryaya, waxaadna ogaataa quwad banii'aadam in aaney awood u laheyn addoonka in ay ka horjoogsato Allaah in uu la xiriiro, waxaan Allaah ka baryay in uu I badbaadiyo, Mujaahidiintana ka nabad galiyo dhib dhankeyga kasoo gaara, qof kale oo Muslim ahna aan waxyeello usoo jiidin, waxaan dhahayay "Ilaaheyow waxaan ka doorbidayaa xabsigeyga in aan ku dhinto intii aan dhib usoo jiidi lahaa qof Muslim ah".
Allaah mahaddiis waxaa ahaa in Sarkaalkii Sirdoonka heystay oo magaciisu yahay Abu Zeyd, dhanka Mukhaabaraat-kana kala shaqeeya Abu Feysal uu Allaah makrigiisa u adeegsado, doqonkaasi wuxuu iga dalbaday in aan la shaqeeyo Sirdoonka anigoona soo jaajuusaya Mujaahidiinta Waziiristaan iyo Afghanistan, arrinkaana soo jeedintaasi ayuu ku bilaabmayoo waxay ii soo jeediyeen in aan u aado Waziiristaan iyo Afghanistan jaajuusidda Mujaahidiinta.
Marka arrinka la yaabka leh ee aan rumeysan kari waayay wuxuu ahaa: anigu waxaan isku dayay Jihaadka in aan usoo baxo mana awoodin kolkaasi ayuu nacaskan ii imaanayaa isagooba ii soo jeedinaya in aan aado fagaarayaasha Jihaadka!, waxay aheyd riyo balse waxaa Alle mahaddiis ah way xaqiiqowday.
As-saxaab: Ma inoo sheegi kartaa aragti ku aadan hababkii Sirdoonku ay u mareen isku daygoodii ay kugu adeegsan rabeen?
Abu Dujaana: Marka ay walaalka Xiraan oo ay isku dayayaan in ay wax ka dhaadhiciyaan si uu ula shaqeeyo, waxay usoo bandhigaan Adduunyo iyo wax waliba, mararka qaarkood waxay adeegsadaan xujjooyin raqiis ah..Xujjooyin liita, kasoo qaad waxayba kugu leeyihiin Boqor Cabdallaha Labaad wuxuu ku abtirsadaa Aalu Beytka! War maxaa Aalu Beytka meesha keenay! Abu Lahab qudhiisu Aalu Beytkuu kamid ahaa.
Arrimahaasi aadka u liita ayuu doonayay doqonkaasi in uu maskaxdeyda ku badalo, laakin Allaah mahaddiis taasi badalkeeda ninkaasi doqonka ahi wuxuu ka shaqeynayay wadkiisa, mukhaabaraatka Urdun dhabti waxay rumeysan yihiin oo Ilaah u heystaan Mareykanka, waxay aaminsan yihiin lacagaha [Mareykanka] kaga timaada, Subxaanallah! Markii Muctaqad faasid ah aad leedahay waxaad moodeysaa dadka kalena in ay isla muctaqadkaasi ku shaqeeyaan!
Waxay isku dayeen in ay lacago igu harqiyaan oo igu sabaansabaan iyagoo ii soo bandhigay lacago Malaayiin Dollar gaaraya oo hadba u dhigmata qofka bartilmaameedka noqonaya, waxayna si gaar ah u dalbanayeen madaxda Al-Qaacidda ee jooga Afghanistan Allaha Xafidee, lacago Malaayiin Dollar ah ayaa la ii ballanqaaday arrinkaasi wax dhayal ah maaheyn oo waxaa meelmariyay Boqor Cabdallaha 2aad, waxaana daliil u heynaa in ninkaasi uu ogaal ku ahaa Mashruucan, iyaguna maba suurowdo in ay qof halkaasi u diraan iyadoona uusan ogolaan Boqor Cabdallaha 2aad.
Way dhunsan yihiin marka ay moodaan qofku markuu lacag arko in uu Diintiisa ka tanaasulayo, waxay moodeen inagu sidii iyaga oo kale in aanu caabudno lacagaha iyo shahawaatka, Wallee waa la yaab..in ay arrimahaasi usoo jeediyeen qof isaguba maqaalkiisii u danbeeyay ee maalmo dhaweyd uu qoray uu ahaa "Goormee ayay Oraahyadeydu ka cabayaan dhiigeyga" waa nin Shahaado u gubanaya, waa nin Umadda ku boorinaya Jihaad, ninka sidaas ah sidee inta aad ugu timaado u leedahay oradoo bax oo soo jaajuus Mujaahidiinta! Nacasnimadan oo kale laguma arkaayo cid aan aheyn Mukhaabaraatka Urdun.
Xogta waxaad intaasi kusii darsataa waayagii isku dayaayay lacag in ay igu sabaansanaane wuxuu Abu Zeyd I geyn jiray [Meelo laga cunteeyo] oo ku yaalla magaalada Cammaan, 200-300 diinaar ayuu wax iigu iibin jiray, waxaa yaab lahaa ninkaas faasidka ah warqadaha lagu qoro lacagaha la isticmaalay in uu u diri jiray CIA-da, waxaase kasii yaab badnaa in Eeygiisa lacagta uu wax ugu gado xittaa uu ugu gudbin jiray CIA-da in ay lacagtaasi ku baxday Jaajuuska!
Anigoo u jeeda ayuu mudanayaashiisa iyo Mu'assasadiisaba xatooyo kula kacayay, wuxuu moodaa in sidaasi aadba diintiisa ku qaadatay oo diintiisu xaq ay tahay..diintiisuna waa Maal, sidaasi darteed qofkasta ee rumeysan Allaah Cazza Wajalla, ee rumeysan Janno iyo Naar, ee rumeysan in uu jiro Khuluud iyo maalin ay dadku ---------- sidee kuugu suuragaleysaa xoogaa lacag ah in aad kaga dhaacisid diintiisa iyo walaaladiisa in uu beecsado?! Waa Allaah mahaddiis in uusan jirin qof Muslim ah oo qalbigiisu uu ku jiro in la eg qadar dhuuracaso oo ah: لا إله إلّا الله oo ogolaanaya in uu diintiisa beecsado xittaa haddii la siinayo Maalka adduunyada oo dhan.
As-saxaab: Mudadii uu kula shaqeynayay Jaajuus Abu Zeyd ee uu isku dayaayay in uu ku adeegsado ma aragtay wax danbiyo ah oo ay ku lug lahaayeen Mukhaabaraatka Ridada ee Urdun?
Abu Dujaana: Dhabtii ninku markii hore wuxuu si cad isugu dayaayay in uu isku key dubarido si aan ula shaqeeyo laakin taasi badalkeeda aniguna waxaan awooday Allaah fadligiisa in aan isaga nafsad ahaan diraaseeyo oo aan qaabkaasi kaga duullo waxyaabo aan ku khaldaayo sidaba in aan isaga dhigay in aan ka labalabeynayo safarka baqdin aan ka qabano in aan dhinto si uu ugu maleeyo in aan diintiisa oo ah Maal aan rumeysanahay, ama sidoo kale in aan weydiisto lacagaha, Baasaboorka iyo hadiyadaha si uu ugu moodo in aan diintiisa oo ah Maalka aan rumeysanahay.
In Muddo ah ayaan wada soconay waqti badana waan lasoo qaatay, waxaanu markaan fariisano hal waqti ku cuneynay 50 diinaar oo u dhiganta 70$, mararka qaarkood ayuu iiga sheekeyn jiray waxa ka dhex soconaya Mukhaabaraatka Urdun.
Abu Zeyd wuxuu ii sheegay qaabkii uu u diri jiray Sarkaal Jaajuus Urduni ah oo ku hadlaya lahjadda Ciraaqiga si loogu abuuro deegaanada Muslimiinta isagoo iska dhigayay nin Mujaahid ah oo dadka ugu yeeraya in ay [Jihaadka] Ciraq aadaan, isla markaasna habeenka ay dadka isku soo uruuraan si ay u baxaan loo qabqaban jiray, sidaasi ayuu ii qiray ninkaasi, wuxuu nacasku sidoo kale igu yiri "haddaad tagto oo aad disho qof kamid ah madaxda Mujaahidiinta waxaad noqoneysaa ninka ugu sareeya Urdun" wuxu igu yiri waxaad noqoneysaa sida Cali Burjaaq!
Siduu ii sheegay [Abu Zeyd], ninkaasi Cali Burjaaq oo ah madaxa La dagaalanka Argagixisada ee dalka Urdun wuxuu masuul ka ahaa dilkii Sheykha Shahiidka ah Bi Idnillaah ee Shaykh Cabdalla Cazzaam loogu geystay magaalada Beshaawar ku dhawaad 20 sano kahor, kadib ayuuna jagooyin sare usii dalacay ilaa uu ka noqday madaxa Argagixiso la dirirka, mukhaabaraatka Urdun ayaa dilkaasi ka danbeeyay, sidii aan ka ogaaday Sarkaalka Jaajuuska ah iyaga ayaa ka masuul ahaa ninkii jaajuuska ahaa ee Shaykha ka dhinac shaqeynayay.
Sidoo kale waxaan ka helnay Macluumaad kale sida dowrkii Mukhaabaraatka Urdun ay ku lahaa dilkii loo geystay Cimaad Mughniyah oo ahaa Masuulka Millatari ee Xisbullah, iyaga ayaa dilka ninkaasi ka danbeeyay markii ay jaajuus ku abuurteen, waana arrimahaasi waxa ku riixay anigana in ay ii soo diraan Afghanistan.
Waxaa u qoran liis guulahooda ah, tusaale ahaan wuxuu ii xaqiijiyay Mujrimku in uu ka danbeeyay dilkii Abu Muscab Al-Zarqawi, sababtoo ah Mukhaabaraatka Urdun ayaa siiyay Sirdoonka Mareykanka macluumaad Xassaasi ah oo ku aadan halkii uu joogay Abu Muscab Al-Zarqawi, Mukhaabaraatka Urdun waxay leeyihiin taariikh ku dhiiragalineysa dhaqankoodan, balse Alle idankiisa camaliyadan kadib sidaas uma sii dhisnaan doonaan, jawaabtuna waxay noqon doontaa mid culus oo aysan waligood ilaabin, Allaah ayaan weydiisaneynaa gamuunadeena in uu ku toosiyo.
As-saxaab: Sidee kaga soo safartay Urdun oo aad ku timid Pakistan? Yaase bixiyay qarashaadka Safarka?
As-saxaab: Sidee kaga soo safartay Urdun oo aad ku timid Pakistan? Yaase bixiyay qarashaadka Safarka?
Abu Dujaana: Dhab ahaantii Mukhaabaraatka Urdun (Lacnadaha Ilaahey haku dhacaane) iyaga ayaa I siiyay lacagihii aadka u badnaaa, iyaga ayaana igu gacan siiyay warqado bug ah oo daruuri ah in aan sameysto si aan u helo Visa lagu galo Pakistan, sidaasi ayaan ku tagay Waziiristaan anigoo kasoo dagay garoonka Peshawar.
Intii lagu guda jiray mudadii aanu wadashaqeyneynay Mukhaabaraatka Urdun waxay ii soo direen Kumanaan Dollar ah oo manta loo adeegsanayo howlaha Mujaahidiinta iyo in lagu soo iibiyay maaddooyinkan [ Walxaha qarxa] ee Allaah idankiisa u geysan doona burburka iyo Halaagga.
Kolkii aanu gaarnay Peshawar oo aanu wada xiriirnay Mujaahidiinta ayaanu si nabadgalyo ah kusoo gaarnay Bilaadu Khurasaan( dalka Afghanistan), Mahad Ilaahey haka gaartee Mukhaabaraatka Urdun iyaga ayaa wax waliba dusha u ritay oo howlaha fududeeyay.
As-saxaab: Kadib markii adigoo nabad ah dhanka Mujaahidiinta aad soo gaartay maku fekertay Xiriirka in aad u jartid Mukhaabaraatka Urdun ee kuu soo diray jaajuusidda Mujaahidiinta?
Abu Dujaana: Runtii maba jirin wax aan u gooyo Xiriirkaas!, sababtoo ah Xiriirkaasi wuxuu ka dhignaa ugaar qaali ah, arrinkaana waa mid ay garteen Mujaahidiinta halkaan Khurasaan ah joogta, sidaasi darteed howshii koowaad ee la sameeyay waxay aheyd in la yegleelo Gole yar oo howshan la socda, tallaabo waliba oo la qaadayo hadafka laga lahaa waxay aheyd in lagu soo siro Mukhaabaraatka Urdun dhulkan isla markaana la qabto ama la dilo, in loo diro fariin dhiig ku qayiran oo xanbaarsan xog sheegeysa in Mujaahidiintu aaney ka labalabeyneyn adeegsiga isla taatikada Mukhaabaraatku adeegsado, arrimahaasi dartood ayaanan ugu fekerin xiriirkaasi in aanu goyno ileen waa Ugaar qaali ah, taasna waxaa kuu sii dheer lacagaha iyo hantida inaga soo galeysay kuwaasi Muqafaliinta ah.
Waxay taasi lamid tahay lacagihii ay Walaalaha Jaziiratul Carab helayeen markii ay isku dayeen in ay dilaan Dhaaquut Max'ed Bin Nayef, waana casri cusub haatan in Mujaahidintu ay adeegsadaan habab sirdoon oo u babacdhiga iska daayee ka heer sareeya qalabyada Sirdoon ee ugu xooggan adduunka sida kuwa Urdun iyo Amerika.
As-saxaab: Kadib markii go'aanka lagu qaatay xiriirka in lasii wado si looga faa'ideysto maxay ahaayeen taatikooyinki aad u martay in aad ku qancisida iyaga in aad adigu dhabtii iyaga jaajuus u tahay? Side ayayna kuugu suuragashay in aad ka qariso niyaddaada aheyd in aad iyaga leysid?
Abu Dujaana: Wax waliba kahor [arrimahaasi waxay ku dhaceen] maciyada iyo la jirka Allaah, inagu waxaanu u adeegsanay wixii makri ah ee Allaah inoo hibeeyay, Allaah wuxuu yiri ويمكرون ويمكرالله والله خير الماكرين:
Gaalada makrigoodu Ilaahey wuu inaga kaafiyay, arrinkaasi ayuuna ahaa sababta ugu weyn [ ee arrimaheygu ay ku hagaageen], adigu markii la jirka Allaah aad heysato oo aad u hubtid in aad Mujaahidiinta kamid tahay laga yaabee khalad in aad sameysid oo aad moodid fashil in uu keeno balse Allaah ayaa ah Kheyru Xaafid.
Run ahaantii waxaanu la tashan jirnay Mujaahidiinta, go'aankii koowaad ee la qaatay wuxuu noqday xiriirka in loo jaro muddo 4 bilood ah, ilaa Mukhaabaraatka Urdun ay iska yiraahdaan ninkaan wuu idinka tagay, hadana kadib marka aan u laabano oo ku dhahho xaalka ayaa aad u adkaa ay qancaan, waana Alle mahaddiis in arrinku sidaasi u dhacay, waayoo xiriirkii 4 bilood waan u jarnay kadibna waan ku laabanay anigoo siiyay Aflaam muuqaal ah oo ay ku jiraan qaar kamid ah Hogaanada Mujaahidiinta si ay isku yiraahdaan anigu in aan usoo xadayo muuqaallo aana khayaaneyno Mujaahidiinta.
Waa Alle mahaddiis in dabinkii ay inoogu dhaceen, si daran ayayna ugu farxeen arrinkaasi, muuqaaladaasi xittaa waxaa lagu qaaday Kaamirada Mujaahidiinta, intaa kadib waxaanu siinay Ixdaathiyaat been ah ( Jihooyin xadidan oo dhulka ah si loo duqeeyo), waxaana dooneynay in dhareerku kasoo daato si aan u gaadno, waxaan siin jirnay sidoo kale macluumaad khalad ah ama kuwo aan wax faa'ido ah u laheyn, tusaale ahaan Mujaahidiinta oo howlgal goob ku qaadaya ayaan u sheegi jirnay waxaana siin jiray howlgalkaasi goob kale in uu yahay waxaana ugu dari jirnay macluumaad sax ah oo aan isleenahay cadowgu ugu badnaan wuu heystaa.
Kadib taas, Mukhaabaraatka Urdun iyo Jaajuuska Abu Zeyd ee Allaah gacantiisa howsheydan iigu sakhiray aad bay u qanceen waxayna iska dhaadhiciyeen in Abu Dujaana Al-Khurasaani uu iyaga u shaqeeyo, laakin Allaah fadligiis inaguna waxaan u shaqeyneynay sidii iyaga aan u leyn laheyn.
As-saxaab: Ma inoo sheegi kartaa qaabkii loo diyaariyay howlgalkan iyo ciddii bartilmaameed koowaad idin aheyd iyo waliba cibradaha aad ka hesheen diyaarinta howlgalkan weyn?
Abu Dujaana: Dhabtii hadafka koowaad wuxuu ahaa markii hore in aan magaalada Peshawar [ee dalka Pakistan] ku qabano Abu Zeyd ama aan dilno, waxaa jiray ballan qorsheysan, waxaa la diyaariyay howlgalkii lagu qaban lahaa ama lagu dili lahaa Abu Zeyd, waxay aheyd haddii uu iska cabin isku dayo in la dilo, balse duruufo amaan dartood waxaan isla aragnay in xilligan ay khatar tahay fulinta howlgalkaasi.
Ilaahey baa wax kale qadaray!, waayoo Mukhaabaraatka Urdun waxay moodeen in uu jiro nin iyaga u shaqeeya oo akhbaar ka keenaya hogaanka Mujaahidiinta, sidaasi darteed ayay go'aamiyaan in dhanka Afghanistan ay ka diyaariyaan kulanka la iskuna arko deegaanka Ghulam Khaan.
Waxay aheyd wax aad loola yaabo in Jaajuus Abu Zeyd uu ku qanciyay koox dhan oo oo CIA-da u qaabilsan Jaajuusnimada in ay yimaadaan kulanka Ghulam Khaan, Subxaanallah! Inagu wax xoogaa yar baan qorshe u degnay balse waxaa yimid Hadiyad aad uga weyn..waa hadiyad Allaah inooga timid, waxaa inoo imaanaya ugaar aad u qaali ah oo Ameerikaan CIA ah isla markaana la socda Jaajuus Abu Zyed.
Xilligaasi ayaan gartay in wadada ugu haboon ee cashar loogu dhigi karo Mukhaabaraatka Urdun iyo CIA-da in ay tahay Camaliya Istish-haadiya in lagu fuliyo, waxaan go'aansaday maadooyinka walxaha qarxa ee C4 in aan u adeegsano leynta gaaladaasi isugu jirtay Khubaradii Mareykanka ee timid iyo Abu Zeyd iyo waxa la socda, Cajiib..bartilmaameedkeenu marki hore wuxu ahaa kaliya Abu Zeyd balse doqonimada sirdoonka Urdun iyo kan Mareykanka ayaa keentay in ay inoo keenaan hadafkan weyn, waana Nimco Ilaahey ina siiyay, arrinkaasi waa dhagarta Allaah uu dhagrayo gaalada.
Ilaah baan ku dhaartee waa guul weyn in aan garaacno bartilmaameedkaan oo kale, Alle idankiis waxaanu u aargudi doonaa tobaneeyada iyo boqollaalka Muslimiinta ah ee deegaanka ugu le'day sababta kooxdaasi dhaaqiyada ah [ waa sirdoonka Urdun iyo Mareykanka] ee u imaan doonta in ay qaabilaan addoonka miskiinka ah [ waa Abu Dujaana], waana ogahay iyagu marna ma filayaan in aan isku qarxin doono, Allaah ayaan weydiisanayaa in uu ina aqbalo.
As-saxaab: Mar kale aan dib ugu laabano Mukhaabaraatka Ridada ee Urdun, waxaana ku weydiineynaa bal in aad wax inooga sheegtid qaababka ay u howlgalaan iyo shaqsiyaadka lafdhabarka u ah.
Abu Dujaana: Dhabtii qeybta ay ka shaqeeyaan Abu Zeyd, Abu Feysal, Abu Heytham iyo Cali Burjaaq waxaa loogu yeeraa ''Fursaanul Xaq'' balse waxay yihiin ''Fursaanul Baadil'', howshuuduna waa howlgallada dibadda ee Mukhaabaraatka Urdun, xafiisyaduuduna waa daris waxayna degan yihiin dabaqa 4aad ee dhismaha Ad-dubbaad ee Mukhaabaraatka, haddii aad aadid dabaqa 4aad xafiiska Cali Burjaaq wuxuu kaa soo qabanayaa dhanka midig waana halkii anigu aan kula kulmay, dhanka bidix iyana waxaa ku yaalla Xafiiska Abu Zeyd, xoog yar in u jirtana waxaa ku yaalla xafiiska Abu Heytham, kuwaasi ahaa ah qeybta ka masuulka ah duminta Mashruuca Jihaadiga…dhanka kale anigu wax shaki ah iigama jiro in Boqor Cabdallaha 2aad uu wax ka ogaa howshan, iska daaye waxaan hubaa haddii uu daawado Filimkan in uu is dhihi doono..Haa..! run buu sheegay Abu Dujaana.
Boqor Cabdalle si toos ah ayay macluumaadkeygu u gaari jireen, wuxuu ii soo marin jiray Zindiiqani (Abu Zeyd) in meel sare la ii dallacsiin doono, lacago fara badana la I sii doono, Boqorkana isaga ayaa si toos ah masuul kaga ahaa howshani, ama xiriir toos ah ayuu ka heystay raga masuulka ahaa, sababtoo ah Cali Burjaaq mar waliba wuxuu arrimaha la socodsiin jiray Max’ed Al-raqqaad oo ah madaxa Mukhaabaraatka Urdun, Max’ed Al-raqaad oo ah ninka 3aad xagga awoodda ee dalka Urdun wuxuu khad taleefan oo toos ah ka hayaa boqor Cabdalla halkaasi oo macluumaadka si toos ah uu ugu gudbin jiray, Insha Allaah howlgalkani kaliya Mukhaabaraatka Mareykanka dharbaaxo kuma noqo doonee wuxuu dharbaaxo adag ku yahay Cabdullahi Saqiir, ninkanina Amerika dhankeeda wuxuu ka noqon doonaa mid liita oo la yaso, fariimihii iiga imaan jiray waxaa kamid ahaa in ay yiraahdan: waan kugu faaneynaa aad baan kuugu faaneynaa! War ma waxaad iigu faaneysaan calaashan in aan idin soo jaajuuso Mujaahidiinta, ballan waayay hadda inta adduunyada la joogo ayaad hoog iyo fadeexo la kulmi doontaa kahor inta aadan Qiyaamaha Alle hor istaagin.
As-saxaab: Waan garan kareynaa sababaha ay Mukhaabaraatka Mareykanka iyo kuwa Pakistan u bartilmaameedsanayaan Mujaahidiinta joogta dalka Afghanistan, laakin waa maxay arrimaha ku riixaya Xukuumadda dabadhilifka ah ee dalka Urdun.
Abuu Dujaana: Ugu horeyn arrintani ay sameynayaan waa shaqada Eeyaha calooshood u shaqeystayaasha ah, Eeyga markii lasoo iibsado qofka soo gatay ayaa siduu doono u adeegsada, Mukhaabaraatka Urdun waxay u dhigantaa Eey ay leeyihiin CIA-da oo fuliya siyaasadaha Mareykanka, maxay tahay maslaxadda ugu jirta in ay beegsadaan oo ay dilaan Cabdalla Cazaam? Maxay tahay maslaxadda ugu jirta in ay dilaan Cimaad Mughniye ee ahaa hogaamiye ka tirsan Ururka Xisbullaahi ee Shiiciga..muxuu yahay xiriirka midkan iyo kaas ka dhexeeya? Arrinku kaliya waa maslaxadda Mareykanka! Ileen iyagu waa Eeyo Mareykan u adeega, taas waxaa kuu caddeynaya marka aan siiyo macluumaad aad iyaga oo ugu farxaya ayay ula cararaan Mareykanka, kadib Abu Zeyd ayaa fariin iigu soo diraya isagoo I leh: madaxeena ayaad sare u qaaday! Allaahu Akbar..!
Ilaah baan ku dhaartee cid waliba ee la shaqeysa Mukhaabaraatka Urdun hadduu doono ha noqdo midka cuntada u kariya, kan darawalka ah ama hadduu doono midka beeraha u waraabiya iyo cid waliba oo la shaqeysa Mukhaabaraatka Urdun waa Murtad ka baxay diinta Alle, dhiiggooduna wuu ka xalaal badan yahay dhiigga Ameerikaanka.

As-saxaab: Mukhaabaraatka dalka Pakistan wax lug ah maku lahaa howlgalkani maadaama ay howshu ka dhaceyso meel iyaga (dalkooda) ku dhow?

Abu Dujaana: Dhab ahaantii Mukhaabaraatka dalka Urdun waa mid kalsooni weyn ka heysta dhanka Mukhaabaraatka Mareykanka balse sidaasi oo kale maahan Mukhaabaraatka Pakistan, arrinka inoo cadaaday wuxuu noqday in aaney Mukhaabaratka Pakistan waxna kala socon howshan, sababtoo ah Mukhaabaraatka Pakistan sida uu u arko sirdoonka Mareykanka xittaa way ka liitaan in lala socodsiiyo howlgal gudaha dalkooda ka dhacaya, halkaasi waxaa kasoo baxaya in Ameerika aaney ixtiraamin daba dhilifyadeeda, waayoo Mukhaabaraatka Pakistan wax waliba oo khiyaano iyo fool xumo uu Mareykanka dartiis u sameeyay haddane markani waa laga gudbayaa iyadoo la ixtiraamayo Mukhaabaratka dalka Urdun ee Mareykanku kaga kalsoon yahay sirdoonka Pakistan iyo sidoo kale kan Mossad.
Mukhaabaraatka Urdun waxaa uu ka mid yahay hey'adaha sirdoon ee kalsoonida weyn ay siiso CIA-da Mareykanka, hayyeeshee iminka Mukhaabaraatka Urdun iyaga ayaa maadooyinka qarxa gaarsiin doona hadafka, sababtoo ah iyaga ayaa gurigeyga iga soo kaxeeyay oo wadada safarka Nafiirka iga gacan siiyay, hanti aad u badanna ii soo dirayay balse waxaa u haray kaliya tallaabooyin yar maalmo kooban kadib Insha Allaah.
Xilligaasi oo aan kuwada kulmi doono Ghulam Khan halkaasi oo diyaarad Helicopter ah la igaga sii qaadi doono oo aan is arki doono ayna i sugayaan isla kooxdooda, Allaah idankiisa kulankaas oo ujeedkiisa ugu weyn ay moodaan in uu yahay gudbinta macluumaad gacan ka geysta ugaarsiga Hogaanka Mujaahidiinta wuxuu noqon doonaa kulan dhiig badan daato, burbur xoog leh dhaco oo hoogna uu qabsado Mukhaabaraatka Mareykanka iyo midka Urdun-ba.

As-saxaab: Maxaa keenay in howlgalkani laga dhigo mid aad Istish-haadiyo adigu ku gasho oo loo sameyn waayay hab dagaal oo aan kaasi aheyn?

Abu Dujaana: Dhabtii markii aanu kulanka la qaadanay Golaha Shuurada waxay walaaladu ka doodeen qaabka lagu gaarsiin garo cadowga waxyeelada iyo dhibka ugu badan iyadoo khasaaraha Mujaahidiintu uu yar yahay, arrintaasina si kale oo aan aheyn Camaliya Istish-haadiya kuma suuragaleyso, sababtoo ah ma gaari kartid tiro badan in aad disho oo Shuhado yar aad hurtid, kaliya mooyee marka aad fuliso Camaliya Istish-haadiya.

Arrintaasi waxay aheyd nimco Allaah iigu talo galay oo 7-da samo korkooda laga soo diray; waa in jirkeygu dhan firir noqdaa..lafaheygu dhan firir noqdaan iyo xittaa ilkaheyga halkaasi oo ay ku le'an doonaan Ameerikaan badan iyo Urduniyyiin dhamaantood wada mukhaabaraat ah, ma arrinkaasi baan ku gacan seyri karaa!?
War arrinku waa bandhig haddiyo ah oo Allaaha Cazza Wajallla ka timid marka sideen kaga madax adeygaa? Mise u ogolaanayaa qof aan anigu aheyn in uu howlgalkani fuliyo haddiiba aan ka soo qaadno ruux kale in uu fulin karo iyada oo aaney howshan sameyn kareyn cid aan aniga aheyn maadaama anigu aan ahay cidda raggaasi howsha xiriirka la waday?
Intaasi kadib waxaan doonayaa in farriin kale ay gaarto gaalada, oo arki doonta ninkii ay moodayeen Jaajuus oo bambaano isu badalay..ninkii Jaajuuska ay moodayeen oo gantaal isu badalay..ninkii Jaajuuska ay moodayeen oo korkiisa dhan yahay waxyaabo qarxa, kolkaasi oo cadowgu garwaaqsan doono dib danbana aysan ugu fikiri doonin in wiilasha diintan Islaamka ay gorgortan iibsasho ah kala galaan diintooda, sababtoo ah diintani ayaa ka qaalisan wax kasta oo ay heystaan, Allaah ayaana mahad iska leh.

As-saxaab: Gabagabadii kulankeena ma jirtaa wax farriin ah oo aad si gaar ah ugu direyso Mujaahidiinta ku sugan gudaha dalka Urdun?

Abu Dujaana: Wax waliba ka hor waxaan salaan u dirayaa Sheekh Abu Mux'ed Al-Maqdisi, waxaan salaamayaa sidoo kale Sheekh Ibnu Mux'ed Al-Dhaxaawi iyo dhamaan Mujaahidiinta joogta Urdun, waxaan leeyahay: Sabra..waan soo aragnay Mukhaabaraatka Urdun iyo Xabsigooda, waana kasoo dharagnay xaqiiqadooda iyo sidii ay Saraakiisha Mukhaabaraatku u diidi jireen walaalka Maxbuuska ah uu cod la maqlayo ku aqriyo Qur'aanka!.

Waxaan ku celinayaa Sabra oo dulqaata, xaalku sida uu hadda yahay dalka Urdun wax xal ah oo kale idinma furna oo aan ka aheyn in aad usoo baxdaan fagaarayaalka Jihaadka aadna aqoon kororsataan kuna tababarataan hababka dagaalka kadibna aad Urdun dib ugu laabataan halkaasina aad howlgallo ka billowdaan.
Waxaan idinkaga digayaa in aad seexataan oo aad fariisataan, kolkaasi oo Jihaadkiinii dhan uu noqdo mar in leydin sii wado xabsiyada Mukhaabaraatka marna in leydin ka soo wado..oo khad furan idin noqoto..sii gal ka soo bax..sii gal hadane ka soo bax, mayya sidaasi yaaney arrintiinu noqon.

Waa in aad raadisaan waddo aad ku soo bixi kartaan, haddii xittaa ay dhib tahay aniga ayaa idinkaga darnaa oo ahaa maxbuus Mukhaabaraatka Xabsiga ugu jira, balse Allaah fadligiisa waxaan kasoo tagay Xabsiga Mukhaabaraatka oo aan cagta soo dhigay Jannada Mujaahidiinta ee ah Bilaadu Khuraasaan (Afghanistan), sidaasi darteed waxbana ha quusana, waxaadna ogaataan Sarkaalka Mukhaabaratka ah ee Abu Zeyd ee ah –Cadowga Allaah- in uu idin yasi jiray oo uu idinku aflagaadeyn jiray in aadan waxbana galin waxna ku toorneyn..

Haddaba waa in aad u aargudaan Abu Muscab Al-Zarqawi, waa in aad u aargudaan walaasheen Saajidda Al-Rishaawi, war sideed ku harsataan idinkoo og in walaashiin ay maxbuus tahay oo ay gacanta ugu jirto dhawaaqiidda Urdun? Ma awoodi kartaan miyaa in aad qafaalataan Sarkaal Mukhaabaraat? ama in in aad dishaan? Amaba in aad shirqool u dhigtaan ugu yaraanna aad middi iyo wax la mid ah ku dishaan? War iska dhiciya oo adeegsada xeelado..waxaad sameyn kartaan cid waliba oo la shaqeysa Mukhaabaraatka in aad raadisaan oo aad ugaarsataan hadduu doono darawaladoodu ha noqdeene, sidaasi ayaa ka haboon halkii aad hurdada kaga ladi laheyd dhawaaqiidda dhexdooda.

Cidna ha kala tashan ugaarsiga Mukhaabaraatka Urdun, hadalkaasina aniga ayaa Allaah hortiisa masuul ka noqonaya qiyaamaha, war cidna ha kala tashan sidaasina waa ra'yiga Culimada xaqqa ee meel waliba joogta.

Qofna ha kala tashin in aad disho cid waliba ee ku lug leh Mukhaabaraatka Urdun, haddoo doono ha noqdo midka kookaha u ah ee cuntada u sameeya, waxaan weydiinay hadda ka hor mid ka mid ah Culimada haddii dhiigga xubnaha Mukhaabaraatka Urdun Xalaal ama Xaraam yahay, wuxuu igu yiri : "Wiilkeygow..ugaarso cid waliba ee aad ku aragtay Mukhaabaraatka in uu la shaqeeyo maalinkii ay ku xireen ilaa markii ay ku sii daayeen, dhiiggoodu waa kuu xalaal cad", aniguna waxaan idin leeyahay meel kasta ku beegsada Mukhaabaraatka oo meel waliba ku ugaarsada, ka digtoonaada in aad ka gaabisaan u hiilinta walaasheen Saajida Al-Rishaawi.

Gabagabadii waxaan jeclahay Allaah in aan baryo kuna duceysto:
اللهم منزل الكتاب مجري السحاب وهازم الأحزب..
اللهم اهزم المخابرات الأردنية اللهم اهزمهم وزلزلهم..
اللهم وامنحنا أكتافهم يارب العالمين..
اللهم واجعلنا نسبب فيهم مقتلة عظيمة يارب العالمين..
اللهم تقبل دمائنا..اللهم تقبل شهادتنا في عليين..
اللهم تقبل دمائنا يارب العالمين..
اللهم خذ من دمي اليوم حتى ترضى..
خذ من دمي حتى تغفر لي..
وآخر دعوانا أن الحمد لله رب العالمين

Xigasho:- Al-Kataib.com
Reply With Quote
  #2  
Duug Ah/old 30th June 2010
Abuu xaniifah's Avatar
Abuu xaniifah Wuu Maqanyahay
Xubin dadaal badan
 
Join Date: Jan 2009
Posts: 1,098
Abuu xaniifah is on a distinguished road
Default

اللهم منزل الكتاب مجري السحاب وهازم الأحزب..
اللهم اهزم المخابرات الأردنية اللهم اهزمهم وزلزلهم..
اللهم وامنحنا أكتافهم يارب العالمين..
اللهم واجعلنا نسبب فيهم مقتلة عظيمة يارب العالمين..
اللهم تقبل دمائنا..اللهم تقبل شهادتنا في عليين..
اللهم تقبل دمائنا يارب العالمين..
اللهم خذ من دمي اليوم حتى ترضى..
خذ من دمي حتى تغفر لي..
وآخر دعوانا أن الحمد لله رب العالمين
__________________
ولكن ثقتنا في الله واعتمادنا وتوكلنا عليه كبير، وحتى لو وقف العالم كله ضدنا فلن نتنازل عن مبادئنا ومعتقداتنا، ولن ننحرف عن مسيرتنا هذه إن شاء الله العزيز

لأن الذي نعتقد به هو ديننا، ولن نتنازل عنه، لأن التنازل عن الدين هو الموت للمسلم
Reply With Quote
  #3  
Duug Ah/old 2nd July 2010
abu ali assadiq Wuu Maqanyahay
Moderator/مشـرف
 
Join Date: Apr 2009
Posts: 420
abu ali assadiq is on a distinguished road
Default

Allahu Akbar! Allah idinka abaal mariyo walaalaheena Alqimmah!

Allaahna shahaadada ka aqbalo ash-shaheed al-badhal Abu Dujaana, aamiin!
Reply With Quote
Reply


Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

vB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off
Forum Jump


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacada Muqdisho waa 09:00.


Disclaimer/Ogaysiin/تنـويـه
بسم الله الرحمن الرحيم


Assalamu alaikum
Alqimmah waa Shabakad islaami ah oo daneysa arimaha Ummadda.
Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay.
waana shabakad madax banaan oo aan taabacsaneyn Urur gaar ah ama Dowlad,
laakiin waa mid Xaqa Raadisa xili kastaba.
Qof walba oo Muslim ah Xaq ayuu uleeyahay in uu akhristo ama uu wax ku qoro shabakada.
--------------------------------

Alqimmah is islamic network which interests the situation of Islamic ummah
Every thing you post here does not mean that the administration are happy whit it It is a network which does not belong to any organization or government or any other direction Every Muslim has the right to read or post at alqimmah islamic network

--------------------------------

نحب أن نحيط علمكم أن شبكة القمة الإسلامية شبكة مستقلة غير تابعة لأي تنظيم أو حزب أو مؤسسة من حيث الانتماء التنظيمي بل انتمائنا وولائنا التام والمطلق هو لإخواننا الموحدين شرقا وغربا ممن انتهجوا نهج الطائفة المنصورة علما وعملا وخلقا كما أن المواضيع المنشورة من طرف الأعضاء لا تعبر بالضرورة عن توجه الشبكة إذ أن المواضيع لا تخضع للرقابة قبل النشر


Shabakada Islaamiga Alqimmah / Nidaamka © 1433-2012