Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta
     Shabakadda Al-Qimmah||Golaha U Gargaarayaasha Mujahidiinta


Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Qimmah: Sharax Sawiran Ee Ku Saabsan Nidaamka Isticmaalka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah  
Cudur daar ma harin:: Sharaxidda barnamijka leeysku qariyo ee Tor + Sawiro + Su'aashaad rabtid soo bandhig  

Isdaaraadka Iyo Bayaanaatka ka Cusub Shabakada Islaamiga Al-Qimmah
  #1  
Duug Ah/old 1st December 2010
(ًYuu$ha) Wuu Maqanyahay
Moderator/ مشـرف
Alow U Danbi Dhaaf
 
Join Date: May 2010
Posts: 1,745
(ًYuu$ha) is on a distinguished road
c/waxid khaliif Gabagabadii Arrintii Cumar Binu Khidaab loo tiiriyey inuu Tazkiyeeyey Ibnu Muljim

Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato.
Kulligeen waan ognnahay in Khawaarijtu ahaayeen dad Quraan-akhris iyo cibaado badnaa. Xaddiiskii Nabiga (SCW) baa arrintaas sheegay.
Marka sheekh C/Raxmaan Abyad kuma heysan in Khaarajigaasu cibaado badnaa. Waxaan ku heystay Tazkiyeynta uu ka sheegay in Amiirul Muminiin Cumar binu Khadaab (RC) ammaanay C/Raxmaan binu Muljim. Haddaan rabnno inaan aragnno waxa laga sheego cibaabadiisii oo aanan sanad sax la heyn arka. Waxaa ka soo qaatay ( حامد العولقي) qofkii raba ha hubiya maraajicda.
أرادت الروايات قول أن الذي قتل علياً [هُوَ مُسْلِمٌ مِنْ الْخَوَارِجِ][1]، وأنه [من أهل التوحيد][2]. والخارجي عموماً تصفه الروايات كصفة ابن ملجم: [كان من قراء القرآن][3]، [كان عابداً قانتاً لله][4]، [فكان من القراء وأهل الفقه والعبادة][5]، [وكان من العباد، ... ليعلم الناس القرآن والفقه][6]، [كان من أعبد الناس][7]. ولذلك كان من المناسب أن تطلق الروايات على قاتل علي اسماً إسلامياً بحتاً كاسم (عبد الرحمن)، ليتضمن تلك المعاني

Waa tan Maraajicda kor laga hadlayo:
[1] فتاوى الرملي : وَأَمَّا عَبْدُ الرَّحْمَنِ بْنُ مُلْجَمٍ الَّذِي قَتَلَ عَلِيًّا كَرَّمَ اللَّهُ وَجْهَهُ فَهُوَ مُسْلِمٌ مِنْ الْخَوَارِجِ الَّذِينَ يُكَفِّرُونَ مُرْتَكِبَ الْكَبِيرَةِ

[2] بيان مشكل الآثار ـ الطحاوى : ونحن نعلم أن ابن ملجم قد كان من أهل التوحيد وإنما الذي كان منه حتى عاد به مطلقا عليه أنه أشقى الناس عظيم ما كان منه وجلالة جرمه وفتقه في الإسلام ما فتقه.

[3] لسان الميزان ابن حجر العسقلاني: قال أبو سعيد بن يونس في تاريخ مصر عبد الرحمن بن ملجم المرادي أحد بني مدرك أي حي من مراد شهد فتح مصر واختط بها يقال أن عمرو بن العاص أمره بالنزول بالقرب منه، لأنه كان من قراء القرآن وكان فارس قومه المعدود فيهم بمصر وكان قرأ على معاذ بن جبل وكان من العباد ويقال إنه كان أرسل ضبيع بن عسل إلى عمر يسأل عن مشكل القرآن.وقيل: أن عمر كتب إلى عمرو أن قرب دار عبد الرحمن بن ملجم من المسجد ليعلم الناس والقرآن والفقه فوسع له فكان داره إلى جنب دار بن عديس وهو الذي قتل علي بن أبي طالب رضي الله عنه وكان قبل ذلك من شيعته.

[4] لسان الميزان ابن حجر : عبد الرحمن بن ملجم المرادي ذاك المغتر الخارجي ليس بأهل أن يروي عنه وما أظن له رواية كان عبادا قانتا لله لكنه ختم له بشر فقتل أمير المؤمنين عليا رضي الله عنه متقربا إلى الله بدمه بزعمه فقطعت أربعته ولسانه وسملت عيناه ثم أحرق نسأل الله العفو والعافية انتهى.

[5] الأعلام للزركلي: عبد الرحمن بن ملجم المرادي التدؤلي الحميري: فاتك ثائر، من أشداء الفرسان. أدرك الجاهلية، وهاجر في خلافة عمر، وقرأ على معاذ بن جبل فكان من القراء وأهل الفقه والعبادة./ فتح المغيث السخاوي : عبد الرحمن بن ملجم المرادي أحد الخوارج ممن كان من أهل القرآن والفقه وفرسان قومه المعدودين بمصر وكونه عابدا قانتا لله من شيعة علي.

[6] الوافي بالوفيات- الصفدي: عبد الرحمن بن ملجم المرادي، قاتل علي بن أبي طالب رضي الله عنه . قرأ القرآن على معاذ بن جبل وكان من العباد، وقيل أن عمر بن الخطاب رضي الله عنه كتب إلى عمرو بن العاص أن قرب إلي دار عبد الرحمن بن ملجم ليعلم الناس القرآن والفقه فوسع له مكان داره.

[7] منهاج السنة النبوية ابن تيمية: ولهذا قتله واحد منهم وهو عبدا لرحمن بن ملجم المرادي مع كونه كان من أعبد الناس/ مجموع الفتاوى ابن تيمية: قَتَلَهُ عَبْدُ الرَّحْمَنِ بْنُ مُلْجِمٍ المرادي مِنْهُمْ وَكَانَ هُوَ وَغَيْرُهُ مِنْ الْخَوَارِجِ مُجْتَهِدِينَ فِي الْعِبَادَةِ لَكِنْ كَانُوا جُهَّالًا فَارَقُوا السُّنَّةَ وَالْجَمَاعَةَ

Horay baan uga codsanay in sheekhu keeno marjicuu hayo ileyn marar badan maraajicdu waa is khilaafsan yihiin. Marjaca seddexaad ee aan farta gaduudan/cas ku qoray baa u eg warka sheekh C/Raxmaan Abyad ka sheegay arrinta Cumar binu Khadaab iyo C/Raxmaan binu Muljim; iyada lafteedana waxaa loo qoray sidii waxaa la yiri :

وقيل: أن عمر كتب إلى عمرو أن قرب دار عبد الرحمن بن ملجم من المسجد ليعلم الناس والقرآن والفقه فوسع له فكان داره إلى جنب دار بن عديس وهو الذي قتل علي بن أبي طالب رضي الله عنه وكان قبل ذلك من شيعته

Saasoo kale waxaa culumadu soo gudbiyeen in Cumar binu Khadaab (RC) baaseystay ciidan uu ku jiray Ibnu Muljim:

وقد جعل الرواة خالد بن ملجم من ضمن الفتية الدلم الذين تشاءم منهم عمر بن الخطاب[11]. ثم ذكروا أنه كان من رؤوس فتنة[12]مقتل عثمان، وجعلوه (رقيباً على علي) [13] أثناء حصار عثمان. وأخيراً ذكروا أن خالد بن ملجم هو الذي قتل علياً

Waa tan maraajicda 11, 12, iyo 13-naad:

[11] تاريخ دمشق ابن عساكر: عن محمد بن سوقة عن رجل قال مرت السكون مع أول كندة مع حصين بن نمير السكوني ومعاوية بن خديج في أربعمائة فاعترضهم عمر فإذا فيهم فتية دلم سباط مع معاوية بن خديج فأعرض عنه ثم أعرض ثم أعرض فقيل له ما لك ولهؤلاء فقال إني عنهم لمتردد وما مر بي قوم من العرب أكره إلي منهم ثم أمضاهم فكان بعد يكثر أن يتذكر هم بالكراهية ويعجب الناس من رأي عمر حين تعقبوه بعدما كان من أمر الفتية الذي كان وإذا هم رؤوس تلك الفتنة فكان منهم من غزا عثمان وكان منهم رجل يقال له سودان بن حمران قتل عثمان بن عفان وإذا منهم رجل حليف لهم يقال له خلد بن ملجم قتل علي بن أبي طالب.

[12] تاريخ مدينة دمشق ابن عساكر: عن يزيد الفقعسي قال لما خرج ابن السوداء إلى مصر اعتمر فيهم فأقام فنزل على كنانة بن بشر مرة وعلى سودان بن حمران مرة وانقطع إلى الغافقي فشجعه الغافقي فتكلم وأطاف به خالد بن ملجم.

[13] تاريخ دمشق ابن عساكر: ولما رأى القوم أن الناس قد ثابوا إلى عثمان وضعوا على علي رقيبا في نفر فلازمه ورقيبه خالد بن ملجم.

Waxaan kaloo far guduudan/cas ku sameeyey marjica sheegaya in Cumar binu Khadaab (RC) baaseystay ciidan uu ku jiray Ibnu Muljim. Sida loo wariyey arrintan lafteedu waa tan hore oo kale oo waa daciif marba haddii la yiri waxaa laga wariyey nin aan la magacaabin. Laakiin arrintaan waxay adkeyneysaa in Cumar (RC) ahaa Mulmah ahaa oo Ilaahay waxyaalo badan ku ilhaamin jiray.
Horaan u sheegay in Tafaasiirta, Shuruuxda, Siirada iyo kitaabada kale ay ka buuxaan waxyaalo qaarkood been-abuur yihiin. Qofka markuu kitaabkaas akhrinayo waa xusi karaa waxa culumo sheegeen laakiin in waxyaalo aan sugneyn loo soo qaato markaad mowduuc xasaasi ah ka hadleysid ma fiicna.
Sidoo kale haddii tarjumadda Ibnu Muljim laga hadlayo dhib ma leh in la soo wariyo waxa laga sheegay oo dhan hadday rabaan daciif ha ahaadeen maaddaama meesha tarjumo taal.
Marka iyadoo qof heysto koox oo uu rabo inuu Khawaarijnimo ku dhejiyo lama fahmi karo waxa sheekhu u soo qaatay Tazkiyada uu sheegayo. Teeda kale maaddaama aan ilaa hadda la heyn marjiciisa; kaas aan kor ku sheegay waxaa ka maqan ammaan ku jirtay tii sheekhu muxaadarada ku sheegay.
Marka waxay ku fiicneyd hadduu rabo inuu Amiirul Muminiin Cumar (RC) iyo isku xiro Khaarajiga Ibnu Muljim waxaa la rabay inuu soo qaato baaseysigii Cumar (RC) baaseystay ciidankii uu Ibnu Muljim ku jiray sidaad kor ku aragtaan? Marka sheekha arrintii Cumar laga sheegay; taas ka soo qaatay oo ka tagay baaseysiga Cumar laga sheego; ma laga filayaa inuu ka caddaalad sameeyo koox kale.
Runtii maaddaama aan labada qisaba sanad ahaan la sugi karan, sida Axaaddiista saxiixa ah sheegtay Cumar (RC) wuxuu ahaa Mulham. Saan horay u sheegay waan ogaa in wax kastoo Cumar (RC) laga sheego la helayo wax bari yeela. Marka haddii sheekhu soo qaatay waxaa la yiri; anna waxaan soo qaatay waxaa la yiri oo taageereysa axaaddiistii saxiixa ahayd ee ka warameysay in Cumar (RC) Mulham ahaa.
Marka hadalka lama saarnaado. Intaas ka badan waxaan uga tagayaa culumada. Teeda kale waxaa sheekha ka codsaday inuu la munaadaroodo ducaadda iyo culumada Mujaahidiinta ah. Marka sheekhu diyaar ma yahay?
C/Waaxid C/Laahi Khaliif
cabdulwaxid@hotmail.com
Reply With Quote
Reply


Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

vB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off
Forum Jump


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacada Muqdisho waa 14:58.


Disclaimer/Ogaysiin/تنـويـه
بسم الله الرحمن الرحيم


Assalamu alaikum
Alqimmah waa Shabakad islaami ah oo daneysa arimaha Ummadda.
Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay.
waana shabakad madax banaan oo aan taabacsaneyn Urur gaar ah ama Dowlad,
laakiin waa mid Xaqa Raadisa xili kastaba.
Qof walba oo Muslim ah Xaq ayuu uleeyahay in uu akhristo ama uu wax ku qoro shabakada.
--------------------------------

Alqimmah is islamic network which interests the situation of Islamic ummah
Every thing you post here does not mean that the administration are happy whit it It is a network which does not belong to any organization or government or any other direction Every Muslim has the right to read or post at alqimmah islamic network

--------------------------------

نحب أن نحيط علمكم أن شبكة القمة الإسلامية شبكة مستقلة غير تابعة لأي تنظيم أو حزب أو مؤسسة من حيث الانتماء التنظيمي بل انتمائنا وولائنا التام والمطلق هو لإخواننا الموحدين شرقا وغربا ممن انتهجوا نهج الطائفة المنصورة علما وعملا وخلقا كما أن المواضيع المنشورة من طرف الأعضاء لا تعبر بالضرورة عن توجه الشبكة إذ أن المواضيع لا تخضع للرقابة قبل النشر


Shabakada Islaamiga Alqimmah / Nidaamka 1433-2012